eeyaha qaadaya selfie

Sawirada "selfie" waxay noqdeen kuwa moodada ah ee internetka laga bilaabo 1 sano ka hor (2013/2014). Selfies waa sawiro uu qofku naftiisa iska qaado (kaligiis ama asxaabtiisa wuu noqon karaa)

Waxa aanu dooranay sawiro ay eeydu ka muuqdeen kuwo iska dhigaya sawir Selfie ah. Waxay ahayd qosol badan!

>

Fiiri sawirada:

>7>

Dabool ilaa sare